dharaaroomane
(m.l)

Dh. ah: xoolo aroor ah, ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin oo meel lagu nasiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaaroomane

dharaaroomanayn [m.f.dh]
eeg dharaaroomanee.

dharaaroomanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Xoolo aroor ah ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin meel ku nasin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg