dharaaroomanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)

Xoolo aroor ah ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin meel ku nasin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaaroomanee

dharaaroomanayn [m.f.dh]
eeg dharaaroomanee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg