dharabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Maro, saan iwm qoyaan yar ku shubasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharabso ↴
dharabsasho [m.f.dh]
eeg dharabso. ld dharabsad, dharabsi.
dharab [m.l]
1. Dhibco yaryar, biyo ah, ka dhasha qabowga habeenkii oo lagu arko cawska, dhirta iwm.; sayax; yaxni. 2. Rays aad u qoyan.
dharab [m.l]
(fiis.) Qoyaanka ku dul dhaca habeenkii dhulka dushiisa, amase waxyaalaha kale oo dhulka ku yaal ama dul saaran, sida cawska iyo caleemaha, waxaa qabooba oo dhibco noqda oo soo daata uumiga ku jira gibilka hoose ee dhulka korkiisa.
dharab [m.dh]
1. Dhiriqda lo'da. 2. ld dhereb.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg