dharan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Neef ido ah wax madax cad ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharan

dharnaan [m.f.dh]
eeg dharan. ld dharnaansho.

wandharan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la wandharay ahaansho.

dhar [m.l]
1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.

dhar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg