dharaq
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaq ↴
dharaqsad [m.l]
ld dharaqsasho.
dharaqsasho [m.f.dh]
eeg dharaqso. ld dharaqsad, dharaqsi.
dharaqsi [m.l]
ld dharaqsasho.
dharaqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid.
dharqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Candho dharaq ka maalid ama nuugid. ld dharbi (3).
mirriq [Magac Lab | Noun Masculine]
Godol yar oo ku soo dhaca candhada neef hore loo maalay marka la salaaxo dharaq.
dhar [m.l]
1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.
dhar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).