dharar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Raagsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharar ↴
dhararid [m.f.dh]
eeg dharar.
dhararsad [m.l]
ld dhararsasho.
dhararsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhararay ahaansho (nafley).
dhararsanaan [m.f.dh]
eeg dhararsan. ld dhararsanaansho.
dhararsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhararsanaan.
dhararsasho [m.f.dh]
eeg dhararso. ld dhararsad, dhararsi.
dhararsi [m.l]
ld dhararsasho.
dhararso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax la sugayey raagsasho.
dhar [m.l]
1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.
dhar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).