dharqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qaday, -qatay)

Ka dh.: noole, cunto ama cabbid ka dhergid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharqo

dharqasho [m.f.dh]
eeg dharqo. ld dharqad.

dhar [m.l]
1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.

dhar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg