dhawdhaw
(m.l)Gargaraacidda; dubbaynta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhawdhaw ↴
dhawdhawle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.
dhawdhawley [m.dh]
ld dhawdhawle.
shanlo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qalab caag, bir ama qori ka samaysan oo meel la qabsado iyo ilko dhaadheer oo isu dhawdhaw leh oo timaha lagu feerto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg