dhawdhawle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhawdhawle ↴
dhawdhawley [m.dh]
ld dhawdhawle.
dhawdhaw [m.l]
Gargaraacidda; dubbaynta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg