dhax
(m.l)Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.
dhax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; dhixi)1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhax ↴
faadumo [m.dh]
1. Magac loo bixiyo qof dheddig ah. 2. Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda.
kaad [m.dh]
Habeen aan dhaxani jirin.
taada [dk.lh.dh] (-taada)
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “buugaagtaada ayaan ka dhax helay
warqaddan”. ld taa³. taa
yaare [m.l]
1. Xilli ka mid ah xilliyada sannadka
soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha
bari. 2. Dhaxanta roobku keeno.
baac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala fidiyo. 2. Gacan la fidiyo iyo xabadka inta u dhexaysa.
baahawadaag [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
B. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.
caac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
haasaawe [m.l]
1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. 2. Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
jaakad [m.dh] (-do, m.l)
Dhar culus, kor laga qaato oo lagu xarragoodo dhaxantana laga qaato; jubbad; koor.
maalin [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-lmo, m.l)
Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).