dhaxal
(m.l)

1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.

dhaxal
(m.l)

1. (qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay. 2. (taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.

dhaxal
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-xlay, -xashay; -xli)

1. (f.g) Hanti qof dhintay uga harid. 2. (f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin. 3. (f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxal

raandhiis [m.l]
R. leh: waxtar raaga oo dhaxal gal ah.

saanaho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-hday, -hatay)
1. Qof balaayo dhaxalsiin. 2. Qof uurka cadaawad ugu hayn.

xambaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. 3. Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.

basanbaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, basanbaas dhaxalsiin.

boqor [m.l] (-rro, m.dh)
1. Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay. 2. Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. 3. B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.

boqorad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka.

dhaxalgal [m.l]
1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgelid.

dhax [m.l]
Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.

dhax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; dhixi)
1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg