dhaxalgal
(m.l)

1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgelid.

dhaxalgal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay; -geli)

Wax waxtar weyn leh noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxalgal

dhaxalgelid [m.f.dh]
eeg dhaxalgal². ld dhaxalgal¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg