dhaxalsiin
(m.f.dh)eeg dhaxalsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxalsiin ↴
saanaho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-hday, -hatay)
1. Qof balaayo dhaxalsiin. 2. Qof uurka cadaawad ugu hayn.
xambaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. 3. Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.
basanbaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, basanbaas dhaxalsiin.
gacangeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid dhibaato dhaxalsiin. 2. U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.
hagaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley korriimo xumo dhaxalsiin.
ilduufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof ilduuf dhaxalsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg