dhaxalwareeg
(m.l)1. Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma. 2. ld dhaxalwareegid.
dhaxalwareeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxalwareeg ↴
dhaxalwareegid [m.f.dh]
eeg dhaxalwareeg². ld dhaxalwareeg¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg