dhaxalwareegid
(m.f.dh)eeg dhaxalwareeg². ld dhaxalwareeg¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxalwareegid ↴
dhaxalwareeg [m.l]
1. Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma. 2. ld dhaxalwareegid.
dhaxalwareeg [m.l]
1. Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma. 2. ld dhaxalwareegid.
dhaxalwareeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg