dhimo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-intay, -imatay)

Naf waayid (noole).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhimo

dhimasho [m.f.dh]
eeg dhimo.

qorshe qoys [m.l] (-shayaal ..., m.l/dh)
1. Isticmaalka dawo si loo dhimo ama loo kala dheereeyo dhalashada ilmaha ee qoys. 2. Habab ka hortagga dhalmada oo ay bulsho ama dal uu ku dhaqanto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg