dhiqid
(m.dh)

ld dhaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiqid

saabuun [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-nno, m.dh)
(kiim.) Iskudhisyada naatriyam ama kaaliyam ay la sameeyaan nooc asiidhada orgaanikada ah; kuwaas oo badanaaba lagu isticmaalo in ay hagaajiso astaanta dhiqidda ee biyaha. ld saabbuun.

darabqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Saxaro iyo kaadi iska dhiqid. ld darabdhaqo.

dhaqid [m.f.dh]
eeg dhaq. ld dhiqid.

fooldhiqid [m.f.dh]
eeg fooldhaq². ld fooldhaq¹ (2).

fushuqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Maro si jugayn ah u dhiqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg