dhiqle
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Cayayaan yar baalal lahayn, dhiigkunool ah oo furaashyada, kuraasta iwm gala; kutaan. ld dhilqe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiqle

dhilqe [m.l]
ld dhiqle.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg