dhirfi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhirfi ↴
dhirfid [m.f.dh]
eeg dhirif².
dhirfin [m.f.dh]
eeg dhirfi.
dhir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn. 2. Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg