dhirif
(m.l)Caro; xanaaq.
dhirif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rfay, -riftay; -rfi)Dhirif dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhirif ↴
camal [m.l]
1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale. Tus. “Buuggaas camal ii keen”.
dhirfid [m.f.dh]
eeg dhirif².
dhirifoobid [m.f.dh]
eeg dhirifow.
dhirifow [m.l]
1. Marax. 2. Suyuc.
dhirifow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Hilib suyuc yeelasho.
dhirifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof xanaaqsan ahaansho.
dhirifsanaan [m.f.dh]
eeg dhirifsan. ld dhirifsanaansho.
dhirifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhirifsanaan.
dhir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn. 2. Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.