dhisaal
(m.l)

Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.

dhisaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

Xirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhisaal ↴

dhisaalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).

dhisaalasho [m.f.dh]
eeg dhisaalo.

dhisaalid [m.f.dh]
eeg dhisaal².

dhisaalnaan [m.f.dh]
eeg dhisaalan. ld dhisaalnaansho.

dhisaalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhisaalnaan.

dhisaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
Dhisaal sameysasho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg