dhisaalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhisaalan ↴
dhisaalnaan [m.f.dh]
eeg dhisaalan. ld dhisaalnaansho.
dhisaal [m.l]
Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.
dhisaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Xirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg