dhisad
(m.l)ld dhisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhisad ↴
dhebidhisad [m.l]
ld dhibidhisasho.
dhibidhisad [m.l]
ld dhibidhisasho.
dhisasho [m.f.dh]
eeg dhiso. ld dhisad.
dhis [m.l]
1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.
dhis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.
dhis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid. 3. Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg