dhisid
(m.f.dh)

eeg dhis³. ld dhis¹ (3), dhisniin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhisid

raar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax meel sare saarid. 2. Raar dhisid.

yagleel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
1. Xero ama deyr si ku meel gaar ah u samayn. 2. Labo qof oo is guursanaaya guri u dhisid.

aglool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
1. Weel gocaya ah xoolayn. 2. Guri dhisid.

barbaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.

buur-sameyn [m.dh]
(jool.) Buur dhisid: isbeddel ku dhaca heerka sinnaanta qolofta dhullka, isbeddelkaas oo dhadhaabo kor loogu soo tuuro si ay u sameeyaan silsillado buuro laalaab ama dhul go'.

dhisniin [m.l]
ld dhisid.

dibudhisid [m.dh]
Wax (guri iwm) la dhisay oo la burburiyay dhisidda.

gangaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax si wacan u dhisid (aqal.

hindhisid [m.f.dh]
eeg hindhis.

dhis [m.l]
1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.

dhis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.

dhis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid. 3. Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg