dhoobey
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)1. Dhul markuu roob ku da'o ciiddiisu noqoto dhiiqo aan lagu socon karin. 2. Dhul ciiddiisu dhoobo tahay; carramadow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoobey ↴
dhoobeyn [m.f.dh]
eeg dhoobee.
dhoobeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax dhoobo la mariyey ahaansho.
dhoobeysasho [m.f.dh]
eeg dhoobeyso.
dhoobeysnaan [m.f.dh]
eeg dhoobeysan. ld dhoobeysnaansho.
dhoobeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhoobeysnaan.
dhoobeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax dhoobo marsasho.
xayaad [m.l]
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
dhoob [m.l]
1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.
dhoob [m.l]
Midab ri'cad dhabannada uga yaal.
dhoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid. 3. Fallaar, gammuun iwm waabaayo marin.