dhoobeyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)Wax dhoobo marsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoobeyso ↴
dhoobeysasho [m.f.dh]
eeg dhoobeyso.
dhoobey [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Dhul markuu roob ku da'o ciiddiisu noqoto dhiiqo aan lagu socon karin. 2. Dhul ciiddiisu dhoobo tahay; carramadow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg