dhoobid
(m.f.dh)

eeg dhoob³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoobid

cadhoobid [m.f.dh]
eeg cadhow.

dhamooq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog².

irdhoobid [m.f.dh]
eeg irdhow.

malaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.

maliiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).

malooq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.

malooqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
Subag, dhoobo iwm isku dhoobid.

maluuq [f.g/f.mg1] (-qay, -qday)
1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Ku maluuq subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.

tubee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Wax meel dhoobid. 2. Xoolo badan meel marid.

dhoob [m.l]
1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.

dhoob [m.l]
Midab ri'cad dhabannada uga yaal.

dhoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid. 3. Fallaar, gammuun iwm waabaayo marin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg