dhooble
(m.l) (-ayaal, m.l/dh)(juqr.) Dhagax wareegsan oo baraf weyne uu ka soo qaaday meeshiisii hore geeyayna fogaan door ah; baraf weynuhu markuu dhalaalana halkuu ku dhalaalay ayaa looga tagaa dhagaxaas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhooble ↴
dhoob [m.l]
1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.
dhoob [m.l]
Midab ri'cad dhabannada uga yaal.
dhoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid. 3. Fallaar, gammuun iwm waabaayo marin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg