dhood
(m.l)Faan; baan; tookh.
dhood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Hadal ammaan iyo isla weynaan huwan qof iska sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhood ↴
bakool [m.l]
1. ld bakaal. 2. Dhul carradiisu dibir ama dhooddi tahay; dhul carrocad ah.
daran [m.dh]
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
dhooddi [m.dh]
Dhul ciiddiisu dibir tahay.
dhoodhow [m.l]
Nooc cambaha ka mid ah oo buruq badan leh.
dhoodid [m.f.dh]
eeg dhood².
dibir [m.l]
Dhul ciid adag, dhano ah oo aan geedo badan lahayn; dhooddi.
gaaraabbidhood [m.l]
Cayayaan yar, duula oo qaarka dambe ku leh maaddo iftiin bixisa habeenkii. ld gaaraabbidhaan.
maardhood [m.l]
Ged-gaddoonka uu sameyo qof aad u xanuunsanaya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg