dhooddi
(m.dh)Dhul ciiddiisu dibir tahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhooddi ↴
bakool [m.l]
1. ld bakaal. 2. Dhul carradiisu dibir ama dhooddi tahay; dhul carrocad ah.
daran [m.dh]
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
dibir [m.l]
Dhul ciid adag, dhano ah oo aan geedo badan lahayn; dhooddi.
dhood [m.l]
Faan; baan; tookh.
dhood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Hadal ammaan iyo isla weynaan huwan qof iska sheegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg