dhoofsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-sanaa, -sanayd)

1. Wax la dhoofiyay ahaansho. 2. Wax la soo dhoofiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoofsan

dhoofsanaan [m.f.dh]
eeg dhoofsan. ld dhoofsanaansho.

dhoofsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhoofsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg