dhoofso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Badeeco dal kale u iibgeysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoofso ↴
dhoofsasho [m.f.dh]
eeg dhoofso.
dhoof [m.l]
1. (-faf, m.l) Dalka oo dibadda laga aado. 2. (-faf, m.l) Badeeco dibadda laga keeno. 3. ld dhoofid.
dhoof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ku dh.: dal dibad ka aadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg