dhoohan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-hanaa, hanayd/-hnaa, -hnayd)Qof had iyo jeer aan feejignayn oo waxa hareerihiisa ka dhacaya aan la socon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoohan ↴
dhoohanaan [m.f.dh]
eeg dhoohan. ld dhoohanaansho, dhoohnaan, dhoohnaansho.
dhoohanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhoohanaan.
dhoohnaan [m.dh]
ld dhoohanaan.
dhoohnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhoohanaan.
dhuglaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Qof aan caqli badan lahayn; dhoohan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg