dhooli
(m.dh) (-iyo, m.l)1. Sariir yar oo dadka buka ama dhaawaca ah lagu qaado; wasaasin. 2. Baabuur qafilan oo dad jirran ama dhaawaca ah lagu qaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhooli ↴
dhalandhooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid qorrax kulul ku socodsiin.
dhalandhoolid [m.f.dh]
eeg dhalandhool². ld dhalandhool¹.
dhalandhoolin [m.f.dh]
eeg dhalandhooli. ld dhalandhoolis.
dhalandhoolis [m.l]
ld dhalandhoolin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg