dhoombir
(m.l) (-rro, m.dh)

Nooc ka mid ah buntuqyo.

dhoombir
(m.dh)

Geed gaab leh caleemo dhuudhuuban oo faalala iyo bari la cuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoombir

dhuunbuur [m.l] (-rar, m.l)
Buntuq, lix xabbabood qaada oo xabbad-keliyaale u dhaca; dhoombir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg