dhowaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)eeg dhowow. ld dhowaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhowaansho ↴
agtag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay; -tegi)
Wax meel jooga u dhowaansho.
caradhowaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caradhowaan.
dhowaan [m.dh]
1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2. (fk) ld dhawaan. Mar dhow; hadhow.
kuuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax ku dhowaansho.
xig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax, wax kale u dhowaansho. 2. Xiriir qaraabanimo yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg