dhowow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-waaday, -waatay)

1. Cid si martinnimo iyo xurmo leh meel u fariisasho. 2. Soo dh.: cid meeshii ay joogtay meel ka sokeysa imaansho. ld dhawow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhowow

dhawow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-waadday, -waatay)
ld dhowow.

dhowaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhowow. ld dhowaan.

marxabba [Falkaab | Adverb]
1. Waa yahay!. 2. Soo dhowow.

dhow [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-waa, -wayd)
Wax aan fogayn ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg