dhudhunso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax dhudhun ku cabbirasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhudhunso ↴
dhudhunsasho [m.f.dh]
eeg dhudhunso. ld dhudhunsad.
dhudhun [m.l] (-ummo, m.dh)
1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun iyo sacabka oo fidsan oo is wata (cabbir).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg