dhufsane ay wadaagaan
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective) (-ayaal, ml./m.dh)Tiro dhufsane u ah laba ama dhowr tiro oo kale. Tusaale ahaan, 100 waa dhufsanaha ay wadagaan 5,25 iyo 50.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhufsane ay wadaagaan ↴
hooseeye ay wadaagaan [m.l] (-yayaal ..., m.l/dh)
(xis.) Dhufsanaha ay wadaagaan hooseyeyaasha laba ama dhawr jajab, ama tirada haraa la'aan u qaybsanta hooseeye kasta ee jajabka. Hooseeye yaraha ay wadaagaan waa tirada ugu yar ee ah dhufsane ay wadaagaan hooseyeyaasha jajab.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg