dhugato
(m.dh)

Cudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhug (4), dhugmo (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhugato

dhug [m.dh]
1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.

dhugatoobid [m.f.dh]
eeg dhugatow.

dhugatow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dhugato qaadid (geel).

dhugmo [m.dh]
1. Fiiro. 2. ld dhug (1). Caqli weyn. 3. ld dhugato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg