dhugayso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)1. (f.g) Wax nishaabid. 2. (f.mg) Dhukaan qaadid (geel). 3. (f.mg) Garaad yeelasho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhugayso ↴
dhugaysasho [m.f.dh]
eeg dhugayso. ld dhugaysad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg