dhuguc
(m.l)

1. Miro aad u bislaaday; dhuubaan. 2. ld dhugucid.

dhuguc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gcay, -gucday; -gci)

Miro aad u bislaasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuguc

dhugcid [m.f.dh]
eeg dhuguc². ld dhuguc¹ (2).

mashmash [m.l]
1. Miro aad u bislaaday; dhuguc. 2. Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan. 3. ld mashmashid.

dhug [m.dh]
1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg