dhuldhicid
(m.f.dh)

eeg dhuldhac². ld dhuldhac¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuldhicid

dhuldhac [m.l]
1. Kabbiska guriga. 2. Jirro culus oo qof la kici waayo. 3. ld dhuldhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg