dhullax
(m.l) (-xyo, m.dh)Kasoobbax yar. ld dhullux.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhullax ↴
buul [m.l] (-lal, m.dh)
1. Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn. 2. Aqal shimbir. 3. Dhullax, kasoobax.
dhullux [m.l]
ld dhullax.
fin [m.l] (-nan, m.l)
Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg