dhuluulucid
(m.f.dh)

eeg dhuluuluc². ld dhuluuluxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuluulucid

dhuluuluxid [m.dh]
ld dhuluulucid.

dhuluuluc [m.l]
Finan yaryar, aan xanuun lahayn oo riyaha dushooda ka soo baxa marka roob badani ku da'o. ld dhuluulux¹.

dhuluuluc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Dhuluuluc yeelasho (riyo). ld dhuluulux².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg