dhumi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax baadiyeyn. 2. Biyo weel dardarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhumi

dhaxalwareeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid.

dhaxalwareeji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid wax ay dhaxal u lahayd ka dhumin.

dhudhumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhudhun ku cabbirid.

dhudhumin [m.f.dh]
eeg dhudhumi. ld dhudhumis.

dhudhumis [m.l]
ld dhudhumin.

dhumid [m.f.dh]
eeg dhun.

dhumin [m.f.dh]
eeg dhumi.

gawaanraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi.

gawaanraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg