dhumid
(m.f.dh)eeg dhun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhumid ↴
dhaxalwareeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid.
habow [m.l]
1. Dhumidda laga dhumo jidka toosan. 2. ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay. 3. H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.
muunajab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay; -jebi)
Sharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg