dhuq
(m.dh) (-qo, m.l)Xubinta taranka ee haweenka gudaheeda.
dhuqub*
Dheeq jidiib Mar leh
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuq ↴
dhuqdhuqayn [m.f.dh]
eeg dhuqdhuqee.
dhuqdhuqaysad [m.l]
ld dhuqdhuqaysasho.
dhuqdhuqaysasho [m.f.dh]
eeg dhuqdhuqayso. ld dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.
dhuqdhuqaysi [m.l]
ld dhuqdhuqaysasho.
dhuqdhuqayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Hanti aan badnayn meel si joogto ah uga helid.
dhuqdhuqee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-qeeyay, -qeysay)
Jid si joogto ah horay iyo gadaal ugu noqnoqosho.
dhuqmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Meel ciriiri ah wax ka soo bixin.
dhuqmeyn [m.f.dh]
eeg dhuqmee.
dhuqmeysasho [m.f.dh]
dhuqmeyso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg