dhurbe
(m.l)

Jaadadka cawska mid ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhurbe

dhur [m.l]
1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.

dhur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg