dhure
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)1. Fandhaal weyn. 2. Weel kasta oo wax lagu dhuro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhure ↴
beendhure [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof been badan fidiya.
qudde [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
1. Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado. 2. ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg